Menu

Daawo:- Dalada Guud ee Jaaliyadaha Khaatumo Ee Calamka Oo Gashanka U Daruuray Kooxda Xamar Xaabada U Doontay

London(Allssc): Dalada Guud ee Jaliyadaha Khaatumo ee loo yaqaan KDO oo shir saxafadeed ku qabtay Dalkan UK ayaa sheegay in aysan marnaba ka raali noqonayn in kuwii lagu kari waayay Khaatumo la shaqaynteeda ama u bam baxay burburinteeda manta sheegtaan in ay Khaatumo yihiin ama ay  dhisayaan. Dalada KDO ayaa sheegtay in aysan maanta la shaqyan karin kuwa lagasoo diray Garoowe kuwaas oo ku hawlan burburinta nidaamka Khaatumo.

Sawiro iyo Maqal Muqal Goordhow kala soco Allssc Media

 

Allssc News Desk

London UK