Menu

Daawo:- Cabdiwali Gaas Oo Gaalkacyo Aan Wax Canshur Ah Ka Qaadin – Reer Boosasana Ku Tilmamay Al-shabaab Haday Bixin Waayaan Baada Macashal Macashka (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Cabdiwali Gaas ayaa maanta Khamiis u soo xidhay sidii uu ucabsi galin lahaa Shacabka Reer Boosaaso kuwaas oo uu ku sheegay Al-shababa markii ay diideen in ay bixiyaan canshuuro dheeraad ah oo aan laga qadin deganka kale khasatan mesha uu kaso jeedo Cabdiwali Gaas ee Gaalkacyo.

 

 

 

 

 

 

 

 

Daawo:- Ganacsatada Boosaaso Oo Gobohoda Ganacsi Albabada Ulaabay Kadib Markii C/wali Gaas Kusoo Rogay Cashuur Foqal Caqli Ah (Daawo Maqal Muqal)

Allssc News Desk

London UK