Menu

Daawo:- Beesha Isaaq Oo Culumo Iyo Caamo Isku Raacday Kaniisad Laga Furo Hargaysa (Culumada Besha Isaaq Oo Ugu Horeyan Sh Dirir Iyo Khaliil Oo Ogoladay)

Hargaysa(Allssc):Kadib markii Haweenay haysata Kiristanka ay ku faantay in ay qayb weyn ka atahy furitanka Kaniisada Hargaysa iyada oo Haweenaydan sheegtay in Jabhada SNM ku doonayso Ictiraaf Calami ah ayaa haweenaydan Ardaydada ama Da’yarta Reer Hargaysa ugu bosharaynaysaa Kanisiadan in la furay.

Waxaa Is Waydiin leh hadii Kanisiadan  ay u gaartahay Gaalada ku sugan Hargaysa maxaa sababay in la ogaysiiyo da’yarta aan waxbadan ka aqoon Diinta. Dadka Muslimka ah waxaa ay u arkaan in ay tahay qayb weyn oo ka mida Faainta iyo suuq gaynta Gaalaysiinta iyo dhaqan doorinta ay ku laaluush qatan Jabhada SNM halka Culumada BEsha SIaaq oo ay ugu horeeyaan Shiikh Dirir iyo Shiikh Mustafa ay raali ku noqdeen Siyasada guracan ee caadifadaysan ee Siyasiyinta Beeshooda ay wadaan.

 

 

 

Laascaanood Oo Dhabarka U Jeedisay Soo Dhowyn Loo Samaynayay Shiikh Mustafe Sababaha Oo La Ogaaday – Imanshaha Mustafe Ee Magaalada Laascaanood Oo Warar Badan Kasoo Baxayaan (Daawo)

Wadaadkoodii Haduu Waalanyahay – Siyaasigoodiina Sixranyahay – Bulshaday Hormuudka U Yihiina Maxay Noqon ?!!!

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia