Menu

Daawo:- Xildhiban Mamulka Somaliland Oo Shaki Galiyay Doorashada Besha ISaaq Isu Diyaarinayso Iyo Sicir Bararka Oo Uu Ka Qayliyay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Xildhiban ka tirsan Mamulka Besha ISaaq ayaa banaanka keenay kharash la’aanta baahsan ee soo foodsartay mamulka Beshaas, xildhibankan ayaa sidoo kale waxaa uu shaki galiyay doorasho ay qabsan lahayd beeshaas Isaaq.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia