Menu

Daawo:- Xaafada Besha Arab Ee Axmed Dhagax Oo Daacuun Ka Dilaacay – Mamulka Besha Isaq Oo Xafada Karantiin Sara Iyo Dadka Xafada Oo U Badnaa Garab Rarato Oo Xalad Adag Galay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Cudurka Shuban biyoodka ayaa ka dilaacay Xafada besha Arab ee Axmed Dhagax ee magaladan Hargaysa. Xanuunkan shuban biyoodka ayaa la shegay in uu u geeriyoday Wiil 13 jira halka dhowr qof ay u jiifaan.

Mamulka Besha Isaaq  ayaa Xafada Axmed Dhagax Karantiin saray iyaga oo diiday in cidi ka baxdo wakhti Dadka xafadaas ay u badan yihiin Garab Rarato suuqyada ka raadsada nolol maalmoodkoda.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia