Menu

Daawo:- Ganacsatada Boosaaso Oo Gobohoda Ganacsi Albabada Ulaabay Kadib Markii C/wali Gaas Kusoo Rogay Cashuur Foqal Caqli Ah (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc): Ganacsatada reer Boosaaso ayaa albabada u laabay goobahoda ganacsi kadib markii kooxaha Cashuur ku noosha ah ee Beesha C/wali Gaas ay cirka ku geeyeen Ganacsatada cashuur xad dhaaf ah.

Ganacsatada ayaa didiay in laga qaado Cashuur dheeraad ah oo aan alsoo marin Xildhibanada balse ay ioska qorteen wiilasha kasoo shaqo tagay Gobolka Mudug kuwaas oo aan magalada Gaalkacyo wax canshuru ah ka qaadin.

Iskusow ada duuboo waxaa xidhnaa suuqyada magaalada Boosaaso  24 saac ee u danbeeyay, waxana ganacsatada ay shegeen in aysan furi doonin inta laga noqonayo cashuurtan dhiigmiirad nimada ah.

Wixii kasoo kordha kala soco Allssc Media

 

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia