Menu

Daawo Nin Dilay Bisad Oo Xabsi Dheer Oo 16 Sano Ah Lagu Xukumay (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc):Maxkamad ku taal magaalada San Jose ee Gobolka California,Mareeykanka ayaa 16 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin lagu helay inuu si kas ah u dilay Bisado. Ninka Falkaan geystay oo lagu magacaabo Robert Farmer da’diisana lagu sheegay 26 jir, ayaa lagu helay inuu si  xun u ciqaabay dabadeedna dilay Bisado.

Robert Farner, ayaa falkaan geystay sanadkii 2015, Bishii Oc. 8-deeda, waxaana markii la qabanayay Booliska soo qabteen isagoo ku dhex hurdaya Gaarigiisa, sidoo kale waxaa dusha Gaarigiisa laga helay qeyb kamid ah Bisadaha uu dilay oo jarjaran.

 

 

 

 

Photo Jacqueline Ramseyer/Bay Area News Group/July 14, 2017
Miriam Petrova, holding a photo of her cat Gogo, and other owners of cat victims are a mix of tears and smiles after the sentencing of Robert Farmer on July 14. Farmer received the maximum sentence of 16 years, without parole, for the kidnapping, torturing and killing of 21 cats in the Cambrian neighborhood of San Jose in 2015.

Photo Jacqueline Ramseyer/Bay Area News Group/July 14, 2017
Jane Maurer, left, owner of Rayden, and Miriam Petrova, owner of Gogo, hug through tears and smiles after the sentencing of Robert Farmer. Farmer received the maximum sentence of 16 years, without parole, for the kidnapping, torturing and killing of 21 cats in the Cambrian neighborhood of San Jose in 2015.

Photo Jacqueline Ramseyer/Bay Area News Group/July 14, 2017
A crowd of people are a mix of tears and smiles after the sentencing of Robert Farmer on July 14. Farmer received the maximum sentence of 16 years, without parole, for the kidnapping, torturing and killing of 21 cats in the Cambrian neighborhood of San Jose in 2015.

 

 

Allssc News Desk

London UK