Menu

Daawo:- Maamulka Khaatumo State Oo Ciidamadooda Heegan Galiyay Wakhti Wadahadalada Khatumo Iyo Somaliland Rako Fuushay (Daawo Maqal Muqal)

Buuhoodle(Allssc): Maamulka Khaatumo State ayaa fariin iyo diyaar garow Ciidan galay kadib markii Mamulka Khaatumo dhinacyo abdan lagasoo weeraray. Mamulka Khaatumo ayaa dhinaca kale Fariin siyaasadeed u diray Jabhada SNM oo wakhtigan isu dhigay in Mamulka Khaatumo awoodisan ciidan daciiftay ayna war wareeg galiyeen Heshiis mira dhala oo labada Maamul u wada dan ah in la gaadho.

 

 

Allssc NEws Desk

Buuhoodle Khaatumo State