Menu

Daawo:- Wararkii Ugu Danbeeyay Gabadh Muslimad ah Oo Si Naxaris Daro Ah Loogu Dilay Dalka Maraykanka (Daawo Nacaybka Muslimka Loo Qabo Oo Kusii Badanaya Maraykanka)

London(Allssc):Nabra  hussein oo ka mid ahayd dad kasoo baxay Tahajudka masajidka All Dulles Area Muslim Society (Adams)  Virginia, ayaa waxaa weeraray wiil da disa lagu sheegay 22 jir kaas oo weerar ku qaday Nabra iyo saxibadahed ay masajidka kasoo wada baxeen waxana uu afdubtay kadibna dilay Nadra. Ninkan ayaa iska habeenkaas la qabtay loona xidhay dilka iyo afduubka Nabra Hussein.

 

 

 

 

Allssc News Desk

London UK