Menu

Daawo:- Muuqaal Naxdin Leh – Daar 27 Dabaq Oo Ku Taal Galbeedka London Oo Dabki Ugu Xumaa Ka Kacay – Dad wali Gudaheda Ku Xayiran (Daawo Maqal Muqal Toos ah)

London(Allssc):Daar 27 Dabaq oo ku taal galbeedka magaladan London ayaa habeenimadii xalay abaare 1 Habeenimo uu ka kacay dab kaas oo laga arkayay masaafo aad uga fog daarta.

Dabkan oo ahaa mid xoog weyn ayaa noqday mid hore loo damin karo waayay, waxana cusbitalka loo qaaday 30 ruux inta la hubo balse waxaa jira dad tiro badan oo wali ku xabinay gudaha daartaas lagana baqayo in ay geeriyoodeen.

 

Allssc News Desk

London UK