Menu

Daawo:- Boqor Salman Bin Cabdalcasiis Oo Badalay Habkii Boqortoyada Sacudiga Isu Dhaxli Jirtay Iyo Khalkhal Weyn Oo Laga Baqayo In Ay Soo Foodsaarto (Daawo Maqal Muqal)

Karachi(Allssc):Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya boqor Salmaan bin Cabdalcasiis ayaa wareegtooyin uu soo saaray isbadal balaadhan ku sameeyay qaabka reer aal Sacuud xukunka ukala dhaxasho.Boqor Salmaan ayaa xilalkii ka xayuubiyay dhaxalsugihii boqortooyada amiir Maxamed bin Naayif wuxuuna xilka dhaxalsugaha umagacaabay wiilkiisa Maxamed bin Salmaan.

 

Abdifatah

Karachi Pak