Menu

Daawo:- Nin Facebook Giisa Soo Dhaigay In Uu Ilma Ka Tuurayo 15 Hadii Aan Like 1000 Ah Loo Saarin Sawirka Naxaris Darada Ah (Daawo Waxan Jognaa Wakhtigi Doqomada Ay Magaca Ku Radinayen Doqonimadoda)

Karachi(Allssc): Nin u dhashay dalka Algeria  ayaa facebook giisa soo dhigay ilma yar oo uu ka laad laadiyay dabaq dheer oo ah 15 kaas oo u usheegay in uu tuurayo haduusan saxibada facebook giisa aysan saarin 1000 like.

Ninkan o ay qabatay dowlada Algeria ayaa dag dag loogu xukumahay 2 sano u uxabsi ah. dadkii arkay muqalkan ayaa dwlada aljeria ku amanay dowlada xukunka ay ninkan ku riday.

 

 

 

Abdifatah

Karachi Pak