Menu

Daawo:- Dekeda Berbera Oo Dab Ka Kacay Habeen Habeenkii Xalay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Waxaa Dekeda barbera habeenkii xalay ka kacay dab kaas oo ilaa hada aan la shacin sababta dhalisay. Dekedada oo wakhtigan ay mamusho shirkada laga leeyahay Dalka Imaradka ayaan wali shacin sababta dabka dhalisay iyo khasaraha inta uu le’eg yahay.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia