Menu

Daawo:- Gudoomiyaha Barlamanka Maamulka Khaatumo State Oo Ka Hadlay Wadahadalada Khaatumo Iyo Somaliland Hargaysa Ugsoo dhamaday Manta (Daawo MAqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Gudoomiyaha Barlamanka Maamulka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar ayaa saxafada la hadlay kadib markii ay labada maamul usoo dhamatay wadahadalo maalmihii ugu danbeeyay u socday Maamulada Khaatumo State iyo Somaliland.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia