Menu

Daawo:- Shirkii Jaraa’id Ee Ay Wada Qabteen Maamulada Khaatumo State Iyo Somaliland (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Madaxda MAamulada Khaatumo State iyo Somaliland ayaa magalada Hargaysa ku qabtay Shir Jaraa’id kaas o ay kusoo bandhigeen War Murtiyeed kasoo baxay wadahadalada labada dhinac mudadii ugu danbaysay u socday.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia