Menu

Daawo:- Malinta Caadifada Besha Isaaq Oo Kusoo Ururtay Geed Loo Beeray 18 May (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Mamulka SNM ayaa wakhtigan ay dhab ahaan u arkay sida ay usoo gaba gabowday  rajadii caadifada gooni goosadka besha Isaaq.

Wararka aya shegaya in Dhaqalo xumo aygeed ay  u baaqatay Xuskii 18 may ee Besha ISaaq u dabal dagi jirtay. Xuskan ayaa kusoo dhamaday geed la beeray iyo dhowr askar ah oo guriga silanyo lagu gaardisiiyay.

 

Allssc News Desk

London UK