Menu

Deegaanka Khaatumo State Oo Habeenkii Caawa Ilaa Saaka Uu Ka Da’ayo Raxmada Rabbi

Laascaanood(Allssc):Waxaa Roobab Mahiigaana  ka bilaabmeen deegaanka Khaatumo State sida magaalooyinka Taleex, Xudun, Awr- Boogays. Laascaanood, Buuhoodle iyo Degano kale oo fara badan oo ka mida Hawdka Gobolka Sool iyo Cayn.

Sidoo kale Roobabka ayaa si weyn u helay Waqooyiga Gobolka Sool Yagoori Yayle Guumays Adhi-cadeeye iyo deegaano tiro badan. Raxmada Rabi ayaa bilabatay Makhribkii Xalay iyadoo ay si diiran u helaysay tan iyo subaxa saaka.

Kala Soco Allssc Media

Allssc News Desk

Laascaanood Khaatumo State