Menu

Daawo Ciidamo Gadoodsan Oo La Wareegay Xarunta Barlamanka Mamaulka Somiland Iyo Xildhiban Sakhran Oo Ka Hadlay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Waxaa Xarunta Barlamanka Mamulka Somaliland la wareegay Ciidamo gadoodsan kuwaas oo ka cabanaya Sicirbararka ka jira deganka ay ka taliso Mamulka Besha Isaaq.

Ciidamadan ayaa sidoo kale ka cabanayay mushaharkooda oo laga jaray Boqolkiiba Conton taas oo aysan waxba ku masrufan karin.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia