Menu

Daawo:- Xirsi Tooriile Oo Maleeshiyadii Uu Dadka U Isticmali Jiray Maanta Isaga Loo Isticmalay ( Daawo Maqal Muql)

Hargaysa(Allssc):Waxaa Saxafada maanat ay soo bandhigtay Hirsi Tooriile oo rabay in uu iskusoo sawiro Cusbitalka Caynaba halkaas oo ay hor istagen Askar ka amar qata Hogamiyayasha hada ee SNM.

Xirsi Tooriile ayaa sheegay in Xaqdaro iyo cadaalad daro ay ka jirto deganada uu ka taliyo Jabhada SNM.

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia