Menu

Daawo:- Cali Guray Oo Ka Cabaday Sicir Bararka Xadhkaha Goostay Ee Ka Jira Hargaysa Iyo Burco (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Waxaa Saxafada la hadlay Cali Guray oo ahaa Siyaasi uu kufiyay Faysal waal kaas oo wakhtigan lagu arko Saxafada ayaa sida fiinta uga qayliyay Sicir Bararka xadhkaha goostay ee ka jira deganada ay ka arimiso SNM.

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia