Menu

Kolonyo Horjogayasha Jabhada SNM Oo Daad Kulatay Duleedka Magaalada Qulijeed

Hargaysa(Allssc):Wararka hada nagasoo gaadhaya magalada borama ayaa sheegaya in Kolonyo ka socotay Jabhada SNM kunasii jeeday deganka Xariirad uu daad kula tagay duleedka magalada Qulijeed.

Koanyahay Horjogayasha SNM ayaa la sheegyaa in wali la la’yahay Majarkii magaladas Xariirad halka dhawaca Wasiirka ciyaaraha iyo rag kale lagusoo wado magalada Hargaysa.

Wixii Kaso  Kordha Kala Soco Allssc Media

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia