Menu

Daawo:- Afhayeenka Siilaanyo Oo Sheegay In 19% Ay Dowlada Itoobiya Ka Heli Doonto Iibinta Dekeda Berbera (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Waxaa Wararka soo baxaya ay sheegayaan in DP World ay 65 % ay yeelandoonto dakhliga halka Itoobiy ay yeelandoonto 19% inta soo hadhay oo 16% ay qaadan donto Mamulka Axmed Siilaanyo.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia