Menu

Daawo:- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Malinta Bari Ah Ka Dhoofi Doona Magalada Hargaysa Kunasii Jeda Dalka Kenya (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Wararka aan ka helayno Madaxda khaatumo ayaa noga dhawajiyay in Madaxweynaha Mamulka Khaatumo uu ka dhoofi doono magalada Hargaysa kadib markii Diyarad Madaxweynaha ka qaadi lahayd Magalada Buuhoodle ay u baqatay xalad Roobab awgeed.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu malinta bari ah ka dhoofo magalada Hargaysa una kici timo dhinaca magalada Nairobi ee Dalkaas Kenya oo uu balamo kula leeyahay Hay’ado iyo Safaradaha Dalalka Europe , Maraykanka iyo kuwa Khaliijka.

Kala Soco Allssc Media Wixii Kasoo Kordha

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia