Menu

Daawo:- Nin Magaalada Qardho 2 Sano Loogu Haystay Laba Halaad Iyo Badh Diyo Ah (Daawo Maqal Muqal)

Garowoe(Allssc):Waxaa Saxafa ay soo bandhigtay Nin magaalada qardho loogu haystay 2 sano.Ninkan oo lagu magacaabo baylood Camir ayaa u xidhnaa 2 halaad iyo badh taas oo ah diyo.

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia