Menu

Beesha Maxamuud Saleebaan Oo Qayb Satay 17 Xildhiban Ee Hore Shacabka Reer Khatumo Ugu Lahayeen Ka Hor Intaysan Dhisan Mamulka Khaatumo (Warbixin Hor Dhac Ah)

Garoowe(Allssc):Waxaa Mudadii ugu danbaysay aad u socday Qaybsiga 17 Xildhiban ee hore ugu lahayd Shacabka Reer Khaatumo Mamulka Puntland ka hor intii aysan dhisan Maamulka Khaatumo.

Besha Maxamuud Saleebaan ayaa iyadu u aragtaa in ay wakhti-lumis tahay in 17 kursi ay fadhiyaan kuwo Hoosgalayaal ah oo wax ma tarayaal ah waa sida ay hadalka u dhigeen waxana ay shegen in la joogo wakhtigii ay qaybsan lahayeen 17 xildhiban.

Wararka waxaa ay sheegayaan in 7 Xildhiban ay ka imanayso Beelaha Mudug halka 10 Xildhiban la siin doono Beelaha Gobolka Bari oo iyagu mudo dheer u cabanayay Mamaulka Garoowe.

Iskusoo wada duuboo waxaa cad in Hoosgaladii Garoowe wakhtigan ay taladu ku cadahay kadib markii kurastii magac u yaalka ahaa wakhtigan hortoda lagu qayb sanayo iyagana loo sheegay in ay mudo dhow laga dareerin doono Golaha Barlamanka Beesha Garoowe.

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia