Menu

Daawo:- Garoowe Oo Ay Ka Bilaabatay Dooda Sida Loo Qaadanayo Xildhibanada

Garoowe(Allssc):Garoowe(Allssc): Waxaa Magalada Garoowe ka bilabmay dodoa sida loo qaybsano 17 xildhiban ee hore ugu lahayd Khaatumo Mamulkaas burburay  ee Garoowe.

Dooda ayaa ku salaysan sida 17 xildhiabn ay beelaha Majeereen u qaybsan lahaayeen iyo halka ay tagi doonaan Xildhibanadii Hoosgalada u ahaa Mamulka Garoowe oo malmihii ugu danbaysay ay soo food saartay xaalad adag.

 

 

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia