Menu

Daawo:- Khalkhalka Xaf Dhaafka ah Ee Ka Jirta Maamulka Burburay Ee Garoowe ( Taliyihii Hore U Dhawacay wAsirka Amniga Garoowe Oo Hadana Didiay shaqo Ka Fadhisin Lagu Sameyay)

Gaalkacyo(Allssc):Waxaa saxafada war siiyay  Taliye Afdalow oo ahaa ninkii dhaawacay Wasiirkii Amniga MAmulka BEsha Maxamuud saleebaan, wakhti u fadhiyay Hogamiyahooda C/wali Gaas.

Afdalow ayaa waraysigan kaga hadlay Musuq Masuqa iyo Jaah wareerka ka jira Maamulkaas Besha C/wali Gaas.

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia