Menu

Shacabka Magaalada Laascaanood Oo Banaanbaxyo Waaweyn Ka Dhigay Gudaha Magalada Iyo Maleshiyada Jabhada SNM Oo Xabad U Adeegsanaysa

Laascaanood(Allssc):Waxaa magalada Laascaanood ka bilaabmay Mudaharado Shacabka Magaalada Laascaanood ku weynaynaa Malinta Qashinka kaganasoo horjeda Joogitanka Maleshiyada Besha Isaaq ee SNM.

Mudaharada oo ku fiday gudaha magaalada Laascaanood ayaa Maleshiyada Jabhada SNM ay bilabeen in ay rasaas ku furan shacabka Magalaada. Wakhtigan oo ah Habeenimo ayaa magalada ay ka socotaa dhawaqa Rasaasta oo xoog badan.

Wixii Kasoo Kordha Kala Soco Allssc Media

Allssc News Desk

Laascaanood Khaatumo State