Menu

Daawo:- Wasiirka Amniga Maamulka Khaatumo Kayse Cabdi Yusuf Oo Ka HAdlay Shirkii Caynaba (Daawo Maqal Muqal)

Widhwidh(Allssc):Wasiirka Amniga Maamulka Khaatuno Ayaa Maanta Kahadlay Arimo Badan Waxaana Arimahaasi Kamid Ahaa

1 Shirkii Caynaba Iyo Waxa Uu Kusalaysnaa Iyo Wixii Kasoobaxay

2 Cidan Beeleed Yada Baharsame Iyo Qayaad Uqaramaysanaa Oo Larararo Oo Ay Siweyn Usoodhaweeyeen Kaxukuumad Ahaan

3 Cidan Lasheegay In Saaxdheer Lagaynayo Oo Ay Beeniyeen Waxaana Uu Sheegay Haday Isku Dayaan In Uu Saamayn Ukeenayo  Wadahaladaka

4 Xaalada Abaarta Iyo Waxa Uga Qorshayn Khaatumo Sagoona Kahadlay Soomaliland Waxay Kaga Heshiiyeen Arinkan

5 Siyaasiyiinta Kasoojeed Ssc Ee Diidan Wadahalada Hadan Katirsan Soomaliland Oo Uu Kahdalay Iyo Fariin Uu Udiray

6 Baaq Kuwajahan Beelaha Qayaad Iyo Baharsame Oo Uu Kacodsaday In Ay Colaada Joojiyaan Ayna Nabada Qataan

 

 

Allssc News Desk

Widhwidh Khaatumo State