Menu

Daawo:- Qurba Joogta Beelaha Walaalaha Ah Ee Bahararsame Iyo Qayaad Oo Yeelanaya Kulamo Nabadeed Oo Lagu Xakamaynayo Colaada Konfurta Sool (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Waxaa Malinimadii maanta oo ku beegnayd Axad 9/4/2017 kulan dhinaca Teleconference ah yeeshay Qurba joogta Beelaha walaalaha ah ee Bahararsame iyo Qayaad. Teleconference oo ay kaso oqayb galeen Culumada Nabdaynta e eku sugan gudaha Dalka Somalia iyo dhamaan Qurba joogta labada beelood.

kulankan oo ahaa sidii Qurbajoogta labada beelood  ula shaqayn lahaayeen Culumada ku hawlan Nabadaynta beelaha walalaaha ah ee Qayaad iyo Bahararsame.

Kulankan oo kusoo dhamaaday jawi aad u wanaagsan ayaa Culumadu ka ducaysan goobtan waxana lagu balamay sidii deganka ay wada leyihin Belaha Walalaha ah ay markale ugusoo noqon lahayd nabada.

 

 

Allssc News Desk

London UK