Menu

Daawo:- Gudoomiyaha Guud Ee Jaaliyada Somaliyeed Oo Loo Doortay Mr Xase Oo KAsoo Jeeda Deegaanka Khaatumo State (Daawo Maqal Muqal)

Dubia(Allssc): Waxaa Gudoomiyaha Guud ee Jaliyada Somaliyeed ee Dalka Isutaga Imaradka Carabta loo doortay MR Xamse oo kasoo jeeda deegaanka Khaatumo State. Shacabka Somaliyed ee Dalkaas Isutaga Iamaradka carabta ayaa aad usoo dhoweeyay xilka cusub ee loo doortay M Xamse.

 

Allssc News Desk

Dubia UAE