Menu

Daawo:- Hoosgalada Deganka Khaatumo Iyo Kuwa Besha Warsangali Oo Albabada Laga Xidhay Kadib Markii Shir Loo Qabtay Degmoyinka Besha Maxamud Saleban Laga Horjoogsaday (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc): Waxaa besha Maxamuud Saleebaan ay iska Barakaysatay Mamul Beeleedkeda kaas oo dhowan ay isugu yeedhay Degmoyinka Besha Maxamuud Saleban Dagto halka Hoosgalada kasoo jeeda Deganka Khaatumo Albabada laga xidhay lona shegay in ay degankoda adan.

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia