Menu

Daawo:- Nin Dhalinyaro Ah Oo Uu Dhalay Horjooge Ka Tirsanaa Mamulka Somaliland Oo Lagu Dilay Dalka Canada (Daawo Maqal Muqal)

Toronto(Allssc): Wiil uu dhalay Wasiir ka tirsanaa Mamulka Somaliland Cumar Sh Maxamed Farax kaas oo da’disa lagu sheegay 24 jar ayaa habeenimadii sabtida lagu dilay Dalka Canada.

Wiilkan oo lagu magacabi jiray Samatar Farax ayaa la helay maydkiisa subaxnimadii 8 subanximo. wiilkan ayaa maydkisia laga helay Chester Le Boulevard in Scarborough.

 

Allssc News Desk

Toronto Canada