Menu

Raxmada Rabi Oo Qaybo Ka Mida Deegaanka Khaatumo Ka Hoortay

Buuhoodle(Allssc): Waxaa Gabal dhicii maanta qaybo badan oo ka mida deegaanka Khaatumo ka bilaabmay Raxmada Rabi oo dadka Somaliyeed aad ugu baahnaayeen.

Roobabkan ayaa ah kuwo biyo galiyay Baraagaha iyo goobaha xooluhu ka cabaan.

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State