Menu

Daawo:- Dowlada Ethiopia Oo Diiday In Baadhis Madax Banaan Lagu Sameeyo Tacadiyo Dhacay wakhtigii Mudaharadada Ethiopia (Daawo Maqal Muqal)

Nairobi(Allssc): Ra’isal Wasaraha Ethiopia oo wax laga waydiiyay in uu aqbali doono dalab ka yimi U.N Dowladaha U.K America iyo kuwo kale in ay sameeyaan Baadhitaan madax banaan oo lagu xaqiijinayo in aysan dhicin tacadiyo dhinaca bini aadanimada ah oo la uhun san yahay inay dheceen wakhtigi Mudaharadada Dalka Ethiopia xooga uga socdeen.

 

Allssc News Desk

Nairobi Kenya