Menu

Daawo:- Michael Keating Oo Maamulka Besha Isaaq Runta U Sheegay – Dowlad Matihidiine Waxaa Tihin Qayb Ka Mida Qaranka Somalia (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Michael Keating oo Saxafada Somaliyeed war siinayay ayaa sheegay in aysan jirin wax la yidhaahdo Dowlad Somaliland balse ay yihin Qayb ka mida Somalia.

Odhaahda Michael Keating ayaa waaga ku barisay dad masaakiin ah oo mudo dheer loo sheegayay in ay yihiin Qaran Beeleed kwuaas oo loo shegay in ay qaran ku yihin Lacagta Falsada iyo Hargaysaa Dhisantay.

Iskuso oduuboo waxaa soo muuqata ififalaha odhanaya in Shacabka Besha Isaaq ee mudo dheer beenta lo oshegayay in wakhtigan ay rumaystaan in aan Qabiil qaran noqon ayna dib wax ula qabsdan walalahoda Somaliyeed.

 

Allssc News Desk

London UK