Menu

Daawo:- Madaxda Khaatumo State Oo Shir Jaraa’id Qabtay Iyaga Oo Baaq Furan U Diray Kooxaha Garab Cararaya Maamulkoda Khaatumo State (Daawo Maqal Muqal)

Widhwidh(Allssc): Madaxda Khaatumo State ayaa Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Widhwidh iyaga oo ka hadlay Arrimo dhowr ah o oay ka mid yihiin Xaalada Abaaraha iyo Cudurka Shuban Biyoodka.

Madaxda Khaatumo State ayaa bulshada Khaatumo ugu baaqay in ay cid kasta u furan tahay ka tala bixinta wadahadalada Maamulada Khaatumo State iyo Somaliland.

Allssc News Desk

London UK