Menu

Daawo:- Waalidiinta Dhalay Gabdho Ku Labistay Duruuc Buluug Ah Oo Magaalada Hargaysa Lagu Xidh Xidhay (Daawo Walidiinta Oo Ka Waramay Gabdhahoda Oo 3 Bilood Xidhan)

Hargaysa(Allssc):Maamulka Somaliland ayaa ka sasay gabdho ku labistan Duruuc Buluug ah oo laga keenay China. Duruucdan oo aan muujinay wax Astaan Calanka Somalia ah marka laga reebo Midabka oo Buluug ah ayaa la shegay in Somaliland ka sastay ayna xidheen gabdhana.

Waalidka dhalay Gabdhahan oo sheegay in ay si sharci daro ah Gabdhohoda u xidhan yihiin mudo dheer ayaa waxa ay yihaahdeen sidatan.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia