Menu

Daawo:- Banaanbaxyo Waaweyn Oo Ruxay Magaalada Borama Kadib Markii Ganacsatada Lagu Kiciyay Lacagta Cashuraha (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc):Waxaa maanta magalada Borama ruxay Mudaharado waaweyn kwuas oo Ganacsatada iyo shacabka magalada ay ka gadoodeen Lacago Cashureed oo xad dhaaf ah oo Mamulka SNM saareen Ganacsatada magalada Borama.

Allssc News Desk

London UK