Menu

Daawo:- Bulbul Camey Oo Afka Furtay – Kuna Doobiyay In Dadkisa La Il Daran Daacuunka Uu Dawada Ka Hor Istaagay (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc):Waxaa Habeenimada caawa Radio Beesha Majeerteen ee Daljir laga waraystay Bulbul Camey kaas oo qirtay  kuna aanay in aysan ogolaan doonin in Buuhoodle oo sacadihii ugu danbeeyay ay ku dhinteen 12 ruux aan wax dawo ah la gayn karin.

Bulbul Camey oo dhagta uu Cabdiwali  Gaas ugusoo sheegay in uu Magaladiisa ay ku nool yihiin dadkiisa uu ka hor istago Dawooyinka iyo agab ka kale ee lagula tacaalayo Shuban Biyoodka iyo Abaaraha BAahsan ee ka jira degankaas.

 

 

 

Allssc News Desk

London UK