Menu

Daawo:- Gudoomiyaha Maamulka Khaatumo Maxamud Shiikh Cumar Oo Waraysi Lagula Yeeshay Madasha 28 (Daawo)

London(Allssc): Waxaa Maanta waraysi gaara Madasha  28 lagula yeeshay Gudoomiyaha Barlamanka Maamulka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar.

Waraysigan oo ahaa mid dhinacya badan taabanaya ayaa gudoomiyaha Madasha lagu waydiiyay intii ay socotay waraysigaas.

Allssc News Desk

London UK