Menu

Daawo:- Nin Dilay 78 Jir Wakhti Uu Ka Duubayay Facebook Live – Waxana Uu Manta Dilahasi Gacantisa Isku Dilay Wakhti Police dalka Maraykanka Ay Hareereeyeen (Daawo Muuqaal Naxdin Leh)

London(Allssc): Waxaa Maanta Gacantiisa isku dilay Nin si arxan daro ah u dilay 78 jir  kaas oo uu toogtay isaga oo dilkisa k atabinaya Facbook Live. Ninkan wax dilay oo magacisa lagu sheegay Steve Stephen.

Ninkan oo baxsaday kadib markii uu dilay 78 jirka ayaa maanta gacantisa isku toogtay kadib marki ay Police dalkaas maraykanka hareereeyeen.

`

 

 

 

 

 

Allssc News Desk

London UK