Menu

Daawo:- Cabdiwali Gaas Oo Ka Cadhooday Gargarka Bini Aadanimo Ee Tooska U Tagaya Deganka Khatumo -Dhaleecayna U Diray Turkeyga (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Cabdiwali Gaas ayaa saxafada dhaleecayn u mariyay Dalka Turkeyga isaga oo ku eedeeyay in aysna waxba ka qaban Deganka Beshisa.

Cabdiwali Gaas ayaa la sheegay in malintii Isninta uu tagay Safarada Dalka Turkeyga isaga oo dalbanaya in la jojiyo Diyaradaha Deqaha wada ee toos u tagaya Deagnka Khaatumo kuwaas oo uu ku shegay in ay tahay inay maran Garoowe. Safirka Dalka Turkeyga u fadhiya Somalia  Ayaa ka cudur daartay ina shegay in Deganka wixi ihada ka danbeeya cidna loogu hagaajinayn madama ay hore u gaadhi waayeen deqihi ay xaqa u lahaayeen.

Allssc News Desk

London UK