Menu

Roobab Lagu Diirsaday Oo Si Weyn U Helay Magaalada Ceerigaabo

Laascaanood(Allssc): Waxaa Gabal gaabshii shalay magaalada ceerigaabo ee Gobolka Sanaag helay Roobab si weyn loogu diirsaday.

Roobabkan oo ahaa mid biyo galiyay Baraagaha magaalada ayna xola dhaqatada iyo Beerlaydaba ay aad ugu  farxeen iyada oo la arkayay in Xoolaha ay ka cabayeen Xareed galinki danbe ee Shalay deganka ku xeeran magalada Ceerigaabo.

Allssc News Desk

Laascaanood Khaatumo State