Menu

Daawo:- Ciidamada Isku Dehx Dilaya Gudaha Magaalada Muqdisho Waa Talaabo Lagu Fashilinayo MD Farmaajo (Daawo Maqal Muqal)

Muqdisho(Allssc): Kadib markii dagalo khadhaadh dhex mareen Ciidamada Milatariga iyo kuwa Nabad Sugida ayaa waxaa la xaqijiyay in ay dhacdadan tahay talaabo lagu fashilinayo MD Cusub ee Somalia Farmajo iyo Xukumadisa.

 

Allssc News Desk

Mqudisho Somalia