Menu

Daawo:- Diinta Islamka Oo Noqotay Dalka Maraykanka Diinta Loogu Galista Badan Yahay (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Diinta Islamka ayaa noqotay diinta loogu galista badan yahay Dalka Maraykanka, waxana qadashada diinta islamka ku xoogaystay Jeelasha Dalka Maraykanka oo ay ku jiraan Kumanaan Madow ah.

Muhammad Farrakhan oo hore ugu been abuuran jiray Diinta Islamka ayaa dadka madow ee noqonaya Diinta Islamka ay dhinac isaga leexiyeen.

Allssc News Desk

London UK