Menu

Daawo: Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Wafdigi Dhakhatirka Oo Kormer Ku Sameyay Gudaha Magalada Buuhoodle(Daawo Maqal Muqal)

Buuhoodle(Allssc): waxaa Qaybo kamida Magalada Buuhoodle maanta kormeer ku kala bixiyay MD Mamulka Khaatumo Prof Galaydh iyo wafdigii  ka socday maraykanka iyo norway.

Wafdigan ayaa booqday gobaha ama cusbatalada ay ku jiran dadka u jifa bulabka Shuban biyoodka iyo celasha magalada buhodle.

 

22

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State