Menu

Daawo:- Cismaan Dhuuso Oo La Helay Isaga Oo U Sujuudaya Muuse Biixi – Isaga Oo Ku Muusanabaya SNM Ayaan Diidanahay (Daawo Wajiga Runta Ah Ee Cismaan Dhuuso)

Lodnon(Allssc): Cisman Khayre oo Jaaliyadaha Qurbaha u yaqaanaan Cismaan Dhuuso kaas oo ka mid ah dadka nolosha ay kaga luntay Qurbaha ayaa waxaa mudadii danbe lagu arkayay isaga oo duubaya Youtube uu ku cambaaraynayo Maamulka Khaatumo in ay isu dhiibeen Jabhada SNM.

Cisman Dhuuso oo Sakhradiisa ay ka tustay in Somaliland loo wado wakhti uu  isagu u sujuudayo Muuse  Biixi.

Video Hoose Ka Daawo Cismaan Dhuuso Oo Isaga Oo sakhransan Laga Maadaysanayo.

 

 

 

 

 

Halkan Ka Daawo Cisman Dhuuso Oo Sakhradiisa Khaatumo xalaala KA Dhigtay Wakhti Uusan Hore Col Ula Ahaa

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Allssc News Desk

London UK