Menu

Daawo:- Cabdiwali Gaas Oo Dabada Kasoo Taabtay Duqay Reer Badhan Ah Si Ay U carqaladeeyaan Dhaqalaha Abaraha Ee deganka Khaatumo State La Siiyay (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc): Kadib markii deganka Khaatumo State ay Dowlada Federalka Somalia ka heshay Dhaqalaha Abaaraha iyada oo aan loosoo marin Garoowe iyo Hargaysa ayaa waxaa soo baxayay malmihi ugu danbaysay weerarao loogasoo horjeedo talabadaas.

Kooxda Garoowe oo aad uga masayrsan Dhaqalaha Abaraha ee Deeganka Khaatumo toos loo siiyay ayaa waxaa C/wali Gaas iyo Maamulkia Garoowe ay bilabeen in ay dhaqalo siiyaan Kooxo Koofiyo Baclayaal ah oo kasoo jeeda Besha Warsangali kuwaas oo ku andaconaya in dhaqalaha Abaraha ee Deganka Khatumo la gadhsiyay aan iyaga wax looga taagin.

Odayashan ayaa iska indhasabaya in ay dhaqalaha abaraha ee Besha warsangali la kala raaciyay Garoowe iyo Hargaysa taas oo wakiilo uga yihiin Cabdulahi Cali Ciid oo Garoowe u fadhiya iyo Suldan Siciid oo isaguna Hargaysa u fadhiya Beesha Badhan.

Garoowe iyo Hargaysa ayaa sida caadadooda ah aan gaadhsiin doonin Dhaqalaha Abaaraha ee loo mariyay Sanaag Bari balse waxaa inbadan oo dadka indha indheeyaha ah siyaasada ay iswaydinayaan waxa sababay in Odayasha Badhan ay Deeqda loo mariyay Hargaysa iyo Garoowe uga hadli waayeen.

 

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia