Menu

Daawo:- Saacadihii Ugu Danbeeyay Magaalada Buuhoodle Oo 12 Ruux Ugu Geeriyotay Cudurka Shuban Biyodka Boqolal Qof Oo U Jifa ( Daawo Caruurtii Bulbul Camey U Diiday Dawada Iyo Gargarka)

Buuhoodle(Allssc):Iyadoo mudadii ugu dabaysay ay cudurka Shuban biyoodka u jiifeen 400 Afar Boqol oo qof gudaha magalada Buuhoodle ayaa waxaa sacadihii ugu danbaysay kusoo kordhay in ka badan Boqol qof taas oo ka dhigaysa tirada bukanka in ka badan 500 oo qof.

Dhimashada ayaa saacadihii ugu danbaysay naloo xaqiijiyay 12 Qof oo isugu jira Caruur iyo Waayeel. Xalada Gobolka cayn ayaa ah mid ka duwan sidii hore waana xalad aad ugu badan in wada jir looga baxo.

Xanuunkan oo aan cidka ka qarsonayn gadhayna in Hay’adaha iyo Dowladaha Calamkaba ay usoo dadalan sidi ay gurmad uga gaysan lahaayeen ayaa waxaa ay noqotay mid Bulshada Reer Buuhoodle iyo Khaatumaba ka yaabisay in dad u dhashay deganka ay Been ku tilmaman dhimashada Xawliga u socota hadana ay hor istagan cidii gurmadka u ahayd deganka ay kasoo jeedaan oo ugu horeeyo Bulbul camey, Kooxda Burburin Khaatumo iyo Kooxo ku mamay Xawaladaha Buuhoodle iyo Ganacsato Jeeblayal ah oo aan u tudhayn Dadkoda.

Wixii Sasoo Kordha Kala Soco Allssc Media

 

 

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State